Posts

HUDUR HOME

Image
Ma jirto sinnaan la’aan ka weyn in si isku mida loola dhaqmo wax aan sinnayn. ATG Amazing Technology Group ( Hargeisa Mini Office ) Add Ma rumeysni in dadka sida caddaaladdarada ah loo cadaadinayo in ay sugaan cid kale oo u sameeya sharciyo ay kaga baxaan cadaadiska Haddii aad heer gaadho ha isla weynaan, had iyo jeer is hooseysii. Mar walba in aad kor eegta geesinimo maaha , marmarka qar waa in aad hoos eegta waliba aad ka amuusta Money can't buy life... When one door is closed, don't you know another is open   Fikir rajo weyni la jirto waxa u kaa saari karaa soonaha baqdinta wuxuuna ku gayn karaa soonaha mahdinta. Haadi aad neceb tahay beenta oo aad ka sii necab tahay qof beenta sheega. Maxaad ku garanaysa isla marka u qof been ku sheegayo ? GEEL-JIRE   Haba joogo kii jire ka jooga soo daa Adduunkan ballaaran halkee laga heli karaa nin sharaf leh oo aan is qaadqaad ku jirin, saaxiibtinimo aan xaasidnimo la jirin, ama qurux aan isla

About Me

On the process