HUDUR HOME


Hello
Ma jirto sinnaan la’aan ka weyn in si isku mida loola dhaqmo wax aan sinnayn.
ATG Amazing
ATG Amazing Technology Group ( Hargeisa Mini Office )
Add Ma rumeysni in dadka sida caddaaladdarada ah loo cadaadinayo in ay sugaan cid kale oo u sameeya sharciyo ay kaga baxaan cadaadiska
Noloshu khibrad
Haddii aad heer gaadho ha isla weynaan, had iyo jeer is hooseysii.
Cabdisalan Xudur
Mar walba in aad kor eegta geesinimo maaha , marmarka qar waa in aad hoos eegta waliba aad ka amuusta
Money can't buy life... When one door is closed, don't you know another is open 
Cabdisalan Hudur
Fikir rajo weyni la jirto waxa u kaa saari karaa soonaha baqdinta wuxuuna ku gayn karaa soonaha mahdinta.
Haadi aad neceb tahay beenta oo aad ka sii necab tahay qof beenta sheega. Maxaad ku garanaysa isla marka u qof been ku sheegayo ?
cabdisalan Xudur
GEEL-JIRE   Haba joogo kii jire ka jooga soo daa

Cabdisalan Xudur
Adduunkan ballaaran halkee laga heli karaa nin sharaf leh oo aan is qaadqaad ku jirin, saaxiibtinimo aan xaasidnimo la jirin, ama qurux aan isla weyni la jirin?
ATG Amazing Technology Group ( HQ ) Intii aad qof ka cadheysiin lahayd waxaa ka wanaagsan adigoo u caqli celiya. Waxa aan ka fogaadaa, intii awoodeyda, in aan qof aflagaadeeyo; si aanan u lumin fursadda aan qofkaas ku beddeli karo fekerkiisa.
Waxa aad adigu masuulka ka tahay keliya waxa aad sameyso. Masuuliyad kaama saarna sida ay dadku u qaadanayaan.
Eng Abdisalan Hudur ( Buurta Masaalaha )
Waligay qof hoos uma eegin markaan dhulka ka kicinayo mooyane
Waxa aad adigu masuulka ka tahay keliya waxa aad sameyso. Masuuliyad kaama saarna sida ay dadku u qaadanayaan.
Cabdisalan Xudur
Ninka jeebkiisa ka casuuma nin dhee , ninka jeeb nin kale ka casuumana laba nin dhee .
Borama Somaliland Streat
Cabdisalan Xudur
Haddii ay dadku xog dhammeystiran helaan waxa ay sameyn doonaan wixii la gudboon. [balse] marka aan xog dhammeystiran la siin ayaa ay, sabab la’aan, wax iska necbaadan ama iska jeclaadaan.
Walalaha
Eng Abdisalan Hudur And Ahmed Hudur
Waxaanu nahay walalo wada dhashay waan inanka iga yar 
Cabdisalan Xudur
Anything is possible if you just beleive.
Berbera Beach
Sida keliya ee aad ku kori karto waa adigoo naftaada u ogolaada in ay qaladaad kaa dhacaan oo ay fekradahaagu is buriyaan. Mar kasta oo aad waxyaabo cusub barato, waxyaabo hore oo aad aaminsaneyd ayaa isbeddelaya.

Eng Abdisalan Hudur And Ibrahin Laag ( ATG Amazing HQ )
Haddii saaxiibkaa aamuso oo aanu hadlin, qalbigaagu yaanu ka go’in in qalbigiisa uu sii dhegaysto; sababta oo ah saaxiibtinnimadu uma baahna erayo iyo weedho.
ATG Amazing ( HQ ) Haddii laba isjecel mid ka mida uu daacad yahay, kan kalena uu hinaase iyo shaki isku darsaday, sidee ayay saaxiibtinimadoodu ama walaltinimadoodi u sii waari kartaa, jacayl isaga waaba u dhammaataye!
Abdisalan Hudur And Hirzi Abdirizak ( ATG Amazing HQ )
Ma joogaan halkan dad shisheeye ah; Keliya waxaa jooga asxaab aadan weli la kulmin.
Eng Abdisalan Hudur And Ahmed Hirzi
Hadii aad saxan tahay , uma baahnid in aad xanaaqdid ; Haadii se aad qaldan tahay xaqba uma lihid inaad xanaaqdid ! Qofka nafta ila sida !
Mohamud Halwad And Eng Abdisalan Hudur
In u dalku nabad sax ah yahay waxaan ku garta marka an wadada ilahay ee dadku wada leeyihiin an fadhi jiifsado
Waxa ay u baahan tahay dhiirrani badan si aad u hor istaagto cadowgaaga, laakiin dhiirrani intaas ka sii badan ayay kaaga baahan tahay in aad ka hor timaaddo asxaabtaada.
Dadku waa dadkaygii dhulku waa dhulkaygii waxaan ka danqanaya oo an waligay ka hadalaya dulmi kasta oo ka jira dalka dhinac walba oo u yahay sida anu maanta uga hadlayno ' EEXADA ' Iyo samaynta ay ku leedahay dhalinyarada.
Ma jiro wax adduunka guudkiisa saaran oo ka qiimo badan saaxiibtinimo dhab ah.
When the wrong people leave your life, the right things start to happen.
Qof kastaa wax ma hoggamin kari , maamule kastaana hoggaamiye ma noqon karo. An ka ahayn Hawl-karka
Hirzi Abdirizak And Eng Abdisalan Hudur ( ATG Amazing HQ )
Ugu danbeynta, ma xusuusan doonno ereyada cadowgeenna, laakiin waxa aynnu xusuusan doonnaa aamusnaanta saaxiibadeen.
Imisaa xabsiyada ku jira aakhirkana god iyo xabaal ku dambeeya iyaga oo aanu xukun ku dhicin ama lagu fuliyey xukun dulmi iyo gar-eexo ku dhisan? Imisa ay maxkamadi ku ridday xukun ciqaabeed dil ah ayaa koronto lagu dilaa, ama irbad sun ah lagu mudaa, la daldalaa ama rasaas lagu toogtaa, iyaga oo beri ah oo dulmi lagu soo xidhay xukun aan caddaalad ahaynna ku dhacay, ama iyada oo aan weli xukunkii lagu fulinba silica xabsiyada iyo ciqaabta baadhayaasha ugu dhex dhinta xabsiyada
Haddi qof hadal yidhi bari isaga oo maskaxdiisa ka keenay, mid kalena isna maskaxdiisa ka keeno midke fikarka iska leh. Midna midka kale ma ogeee 
Halwed Hussein And Abdisalan Hudur ( Masaalaha ) Ninka hal abuurka leh waxa dhiirrigeliya waa helidda guusha, ee ma aha jebinta dadka kale.
Badanaa waxa aynnu beddelnaa shaqada iyo asxaabta halkii aynnu ka beddeli lahayn nafteenna.
Eng Abdisalan Hudur And Ilwaad Mustapha A Hudur
ATG Amazing ( Mini Office ) Preparing Web Browser
Wax macno ah sameyn mayso in aad ogtahay dunida waxa ka dhacaya, waxa macnaha samaynaya waa in wax laga beddelo.
Abdisalan Hudur ( Xeebta Bad-talale ) Waxaa jira fikir ah in saboolnimadu tahay guuldarrada siyaasad guud; saboolnimadu waa wax-u-ninku-iska-dhigay taas oo ka dhalatay ficil uu sameeyay ama ficil aanu samayn: waa la suulin karaa saboolnimada.
Ma jiro wax habeen keliya lagu guulaysto. Waxa aad had iyo jeer yeelan kartaa riyooyin waaweyn laakiin sidoo kale waa in aad yeelataa dulqaadkii aad ku kasban lahayd.
Omar Laag , Hirzi Abdirizak , Mohammed Chire , Mohammed Salah , Abdilahi Yare And Abdisalan Hudur
Qofka raba in u maalin uun barto sida loo duulo waa in uu marka hore barta sida loo istaago iyo sida loo socdo iyo sida loo ordo iyo sida loo bood-boodo , qofku inta uu boodo markaaba ma duuli karo.
Qaacidada noloshaydu waa mid fudud. Waxa aan kacaa subixii goor hore habeenkiina goor hore ayaan seexdaa. Inta u dhexeysana, waxa aan naftayda ku mashquuliyaa sida ugu fiican ee aan awoodo.
Wax walba oo aad rabto in aad samayso, haddii aad rabto in aad ku wanaagsanaato, waa in aad jeclaataa waxa aad samaynaysid oo aad awooddaa in aad wax badan u hurto.
Marmarka aan murugoodo, hees baan iska qaadaa. Waxa aan arkaa in codkaygu ka xun yahay dhibta i haysatay, markaas ayaan iska dhoolla-caddeeyaa!
Dhibka ina haysta wuxuu yahay amaan in wadada leynagaga lumiyo ayaynu ka doorbidnaa in canaan wadada saxdaa leynugu toosiyo.
Cabdisalan Xudur iyo Cali Xuseen
Abdisalan Hudur And Ali Hussein 
Haddii aad saaxiib ka dhigato naftaada weligaa ma cidloon doontid.
Ka fiirso qofka aad aamineysid ee aad dhibaatooyinkaaga uga warrameyso. Qof kasta oo kuu dhoollacaddeeyaa ma aha saaxiibkaa.





























Comments

  1. Asalaamu caleykum,
    Beautiful people, beautifully designed page. I was searching for the meaning of the word or name Xudur in Somali on Google. Suddenly, out of the many results, your page appeared appealing to me. W.I. Thomas, an American Social-psychologist once said, "an object of striking appearance catches one's attention." For example, if ten cars are on the road, only one will catch your attention. That's how your name caught my attention. So, please tell me the meaning of Xudur. Thanks

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog